Daawo Video: Agaasimaha xafiiska warfaafinta & Hidaha iyo dhaqanka madaxtooyada PL oo HEES kale GAAS u sameeyey

8 Sep 2015 (Puntlandes) Abwaan Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo GUULWAYN iyo DURBAAN uu  Prof Dr GAAS. ugu magacaabay Agaasimaha xafiiska warfaafinta iyo Hidaha iyo dhaqanka madaxtooyada dowladda Puntland ayaa HEES cusub oo GAAS si aad ah uga helay soo saaray taasoo ah Caruur sidii “SIYAAD BARRE” u Heesaysa madaxweyne GAAS oo waxaa intaas kasii daran GAAS oo dhoola cadaynaya isna RUXA ayaa caruurta ku dhex jira. Taasi maaha mid uu sameeyey Macalinkii laga bartay Guulwadaynta iyo is amaanka ee SIYAAD BARRE.

Maaha markii u horaysay ee uu Guulwade, ABWAAN, AGAASIME, WARIYE, JAALLE Cabdirashiid Yuusuf Jibriil uu HEES Guulwadayn ah uu u tiriyo madaxweyne GAAS waana waxa uu xilkaas ku helay GUULWADAYNTU, akhri maqaalka xiisaha badan ee ay warbaahinta Puntlandes ka qortay Guulwade, ABWAAN, AGAASIME, WARIYE, JAALLE Cabdirashiid Yuusuf Jibriil: 

Wax ka ogow Awooda uu ku leeyahay Madaxtooyada GAAS Abwaan Cabdirashiid Yuusuf Jibriil?

Daawo adaa Qosline!!

 

About The Author