Daawo Gabay Ardey dhigta Dugsiga Sare ee Burar uu u tiriyey soo Dhawayntii GAAS ee Bursaalax

9 Sep 2019 (Puntlandes) Abwaan Abdifitaax Ibraahim Guuleed oo ka ah Ardeyda dhigata Dugsiga Sare ee Burar oo Hoos yimaada Mashruuca Horumarinta Bursaalax ayaa tix gabey ah u tiriyey soo dhaweyntii Madaxweyne Cabdiwali Maxamed Cali GAAS lagu soo dhaweeyey Magaalada Bursaalax gaar ahaan Mashruuca Horumarinta Bursaalax.

75a

Madaxweyne GAAS ayaa Booqasho ku tagay 3dii Sep 2015 Mashruuca Horumarinta Bursaalax isagoo mid mid usoo booqday qaybaha uu ka kooban yahay Mashruucaas, hoos ka daawo sawiro badan iyo qoraalo ay Warbaahintu soo daabacday:

Daawo Sawiro: GAAS oo maanta Booqday Mashruuca Horumarinta Bursaalax

Daawo sawiro dheerad ah: Booqashadii madaxweyne GAAS ee Mashruuca Horumarinta Bursaalax

Daawo gabayga


Puntlandes.com

About The Author