Daawo sawiro dheerad ah: Booqashadii madaxweyne GAAS ee Mashruuca Horumarinta Bursaalax

4 sebtember 2015 (Puntlandes) Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali GAAS ayaa maantii Shaly oo Taariikhdu ahayd 3da sebtember 2015 Booqasho Taariikhiya oo qaadatay ugu yaraan 4 saacadood ku tagay Mashuura Horumarinta Bursaalax ee magaalada Bursaalax, warbixin ay Warbaahinta Puntlandes ka qortay iyo sawiro badan oo ku saabsan Booqashadaas halkan ka daalaco.

1

 

Sawirka kore: Maareeyaha Guud ee Mashuura Horumarinta Bursaalax Cabdirashiid Faarax Geelle & Cabdifitaax Maxamed Sugulle oo ah Xubin ka tirsan Guddiga Maamula Mashuura Horumarinta Bursaalax oo Xafiiska Mareeyaha ku qaabilay Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali GAAS & Wasiirka Ganacsiga Puntland Indhoguran

Mashuura Horumarinta Bursaalax waxa la’aas aasay 1999,waxaana la daah furay 2001, halkan ka daalaco warbixin ay Warbaahinta Puntlandes ka qortay. Mashruuca waxa aas’aasay Bulshada reer Puntland gaar ahaan Gabolka Mudug kuwaasoo dalka gudihiisa iyo dibadiisaba kala jooga.

Mashuura Horumarinta Bursaalax wuxuu maamula Dugsiga sare ee Burar, Dugsiga hoose dhexe ee Cirro, Ceelasha biyaha, Beer wayn, Iskuulka Farsamada Gacanta, Koleej/Boodhin, Isbitaal wayn, Waaxda Arrimaha Diinta iyo Masaajidka.

 

Daawo sawirada dheeraadka ee ku saabasan madaxweyne GAAS oo Booqanaya Mashuura Horumarinta Bursaalax
1

2

3

4

5

6

7

8
Åuntlandes.com

About The Author