Akhri-Daawo Video: Axmed Madoobe oo Kordhiyey Tirada Baarlamaanka Jubbaland

10 Sep 2015 (Puntlandes) Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed (Axmed Madoobe) ayaa waxa uu ku dhawaaqay inuu kordhiyey tirada xubnaha Baarlamaanka Jubbaland isagoo ku daray 10 Xildhibaan.

Axmed Madoobe ayaa ku sababeeyey kordhinta Xildhibaanad in lagu qanciyo dadka saluugsanaa.

Madaxweynaha DFS  ayaa ku Cadaadiyey Axmed Madoobe inuu taageerayaashiisa xildhibaano ugu daro.

Tani waxay keeni doontaa Muran hor leh maadaama ay tusaale ahaan Beesha Harti uu horay Axmed Madoobe u siiyey xildhibaano ka yar intii ay Xaqa u lahayd laakiinse ay ku liqday Jiritaanka iyo ilaalinta Jubaland. Waxaa hada la sugaaba waa cida loogu daro 10 Xildhibaan ee cusub?

Akhri warsaxaafadeeda

76

 

About The Author