Daawo Video: Suldaan Maxamuud oo ka hadlaya Gaalkacyo, awoodii dawlada ee 40-sano ka hor & tan dawladda maanta

10 Sep 2015 (Puntlandes)  Suldaan Maxamuud Xaaji Ibraahim oo ka mid ah Isimadda Gobalka Mudug ayaa Reer gaalkacyo soo xasuusiyey siday Gaalkacyo ahayd 40 sano ka hor iyo awooda dhaqaale dawladdii markaas jirtay. Iyagoo ay  dadka magalada Gaalkacyo ay ku dhisteen magaaladooda si Iskaa wax u qabso ah.

76a

Suldaan ayaa sheegay in dhaqaale ahaan dawaladdii Xiligii 1970 tameeyadii ay wax badanba tan maanta ee Puntland ay ka awood dhaqaale badan tahay tii xiligaas.

Suldaanka ayaa sheegay in Bile Rafle oo Gudoomiyaha Gobolka Mudug ahaa uu ku dhisay magaalada gaalkacyo Iskaa wax u qabso, isagoo dhanka kale sheegay inay dawladu xiligaas haysatay labo Gaari oo qanaxyo ah wax hanti ah.

Suldaanku waxa uu shacabka reer Gaalkacyo ugu baaqay Dibad iyo Gudab ainay ka qayb qaataan Horumarinta Gobalka.

About The Author