Daawo Video: Baarlamaanka Jubbaland oo Ansixiyey in 10-Xildhibaan Lagu Daro Baarlamaanka

10 Sep 2015 (Puntlandes) Xildhibaanada Baarlamaanka Jubbaland ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada Kismaayo waxay ku ansixiyeen goäaankii uu gaaray  Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam kaas oo ahaa in 10 xildhibaan lagu daro tirada Baarlamaanka Jubbaland oo awal ahayd 75 halka ay iminka noqonayso 85 xubnood.

Daawo qaabka uu u dhacday fadhiga Baarlamaanka Jubbaland

About The Author