Dowladda Puntland oo daahfurtay biyo-saarka magaalada Gaalkacyo

1a1a1

10 Aug 2026 (Puntland.com) Dowladda Puntland ayaa daahfurtay biyo-saarka magaalada Gaalkacyo, iyada oo Guddiga Horumarinta ay soo bandhigeen hannaanka casriga ah ee biyo-saarka & horumarinta magaalada, munaasibad uu goobjoog yahay Madaxweyne Deni.

Shirkadaha maxalliga ah oo taageeray biyo-saarka magaalada.

▪︎Shirkadda Isgaarsiinta Golis – $40,000

▪︎Shirkadda Amal Bank – $40,000

▪︎Shirkadda korontada NEPCO – $30,000

▪︎Shirkadda biyaha Galwo – $30,000.

Halkan uga yeedh shirkado kale oo ay tahay in ay ka qayb-qaataan iskutashiga bulshada.

About The Author