Muuqaal-Sawirro: Hadaljedintii MD Deni ee bulshada degmada Bursaalax ee Gobolka Mudug uga hadlay amniga & horumarka

1a1a1

13 Aug 2026 (Puntland.com) Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar shaqo ku maraya Gobolka Mudug, ayaa soo gaaray degmada Bursaalax ee Gobolka Mudug.

Safarka Madaxweynaha ee degmooyinka Gobolka Mudug ayaa ujeeddadiisu tahay u kuur-gelidda xaaladda deegannada, gaar ahaan dhinacyada amniga, arrimaha bulshada iyo horumarinta guud ee Gobolka Mudug iyo guud ahaan Puntland.

About The Author