Daawo Video: Shacabka Berbera oo Taageeray Gudoomiyaha Barlamanka Somalailand

13 Sep 2015 (Puntlandes) Shacabka magaalada Berbera ayaa iyagoo ka hadlayey Dhacdadii shalay ka dhacday Aqalka Golaha wakiilada Somaliland ee ay isku farasaareen Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo kuxigeenkiisa waxay Taageeray u muujiyeen Guddoomiyaha Baarlamaanka Somalailand cabdiraxmaan Cirro.

79a

Waxay kaloo Shacabka magaalada Berbera aad uga soo horjeesteen in Haamaha Shidaalka ee Barbera lagu wareejiyo Shirka gaar loo leeyahay waa sida ay Madaxtooyadu doonaysee.

Puntlandes.com

About The Author