Xasan Sheekh oo Waji-gabax uga dhoofay Koonfurta Gaalkacyo
18 Aug 2026 (Puntland.com) Madaxweynaha mudo xileedkiisu dhamaaday Xasan Sheekh oo Waji-gabax kala tagay koonfurta magaalada Gaalkacyo ee Dhanka Galmudug oo soo gaaray shalay galab.
Xasan Sheekh ayaa Muqdisho u Duulay, isagoo kaliya hal Habeen Seexday koonfurta shalayna Garoonka Ciyaaraha Cabdulaahi Ciise kula hadlay dad kooban oo loo soo xulay.
Gaalkacyo Puntland waxaa lagu wargeliyay inaan Booqashadiisa loo hanyn xiiso, iyadoo loo haysto Dagaallo Puntland ka Dhacay oo uu ku Doonayay inuu Puntland ku Burburiyo..