Sawirro: Madaxweyne Deni oo xarunta Madaxtooyada ee Gaalkacyo kulan kula qaatay qaar ka mid ah saraakiisha Ciidanka Dowladda Puntland ee ku sugan degmada Saaxo ee gobolka Mudug

1a1a1

20 Aug 2026 (Puntland.com) Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta xarunta Madaxtooyada ee Gaalkacyo kulan kula qaatay qaar ka mid ah saraakiisha Ciidanka Dowladda Puntland ee ku sugan degmada Saaxo ee gobolka Mudug.

Kulanka waxaa Madaxweynaha ku wehelinayay Taliyaha Qeybta 60-aad ee Ciidanka daraawiishta, Gobolka Mudug, G/Sare Sharmarke Shiikh Doon Aadan Bare.

About The Author