Qurba-joogta Puntland iyo Jubbaland ee ku nool dalka Finland oo ka tacsiyeeyneysa Geeridii ku Timid Yuusuf Jaamac Geyre

INAA LILAAHI WA INAA ILEEYHI RAAJICUUN:

Dhamaan jaaliyada Puntland iyo jaaliyada Jubaland ee Dalka Finland,Ayaa si wadajir ah waxay ugu Tacsiyeynayaan geeridii Allaha u Naxariistee Yuusuf Jaamac Geyre oo shalay ku geeriyooday wadanka Maleysia.

156b

Jaaliyada Puntland Iyo Jaaliyada Jubaland ee Dalka Finland ayaa si gaar ula qeysaneynaa murugada qoyska Yuusuf Jaamac  Gaar Ahaan walaalkeen  Marna Saaxiibkeen Cabdideeq Yuusuf Jaamac iyo Dhamaan umada somaliyeed gaar ahaan reer Puntland ee uu ka geeriyooday Yuusuf .

Waxaana marxuunka Allaah uga baryeynaa inuu janadii fardoowsa ka waraabiyo eheladii iyo Shacabka reer Puntland meel walba ay joogaan samir iyo iimaan Allaah ka siiyo Aamii Aamiin.

TACSIDA WAXAA DIRAYA.

Wakiilka Dawlada Puntland ee Finland: Cabdifataax Cabdulaahi Jaamac, Janagale
Gudoomiyaha Jaaliyada Jubbaland: Deeq Cusmaan Gurxan
Gudoomiyaha gudiga fulinta: Cabdiqani Axmed Ducaale
Gudoomiye kuxigeen: Maxamuud Shiinle
Af hayeenka dalada: Nuur Caalim
Arimaha bulshada: Cabdulqaadir Abshir (Kadiye)
Khasnajiga dalada: Nuur Maxamuud (Nuur Gureey)
Xog heeyn: Hanad Boqor Cabdullaahi Boqor Muuse
Gudoomiyaha dhalinyarada:  Maxamed Cabdi Axmed (Beeldaajiye)
Gudoomiyaha Haweenka: Nasro  Jaamac  Deeble
Gudoomiyaha odayaasha: Daahir Afduub
Gudiga golaha dhexe:
Gudoomiyaha golaha dhexe: Siciid Cusmaan Maxamed
Gudoomiye ku xigeenka golaha dhexe: Cabdulqaadir Jaamac (Camoow)
Xog heen gudiga dhexe: Xuseen Yuusuf (Qowdhan)
Lataliye yaasha dalada:
Aqoonyahan, ahna wakiilka Dawlada Puntland ee Finland: Cabdifataax Cabdulaahi Jaamac, Jangaggale
Wakiilka Dalada u fadhiya Garowe, Puntland: Cabdirashiid Cawad Diiriye
Aqoonyahan, qoraa: Maxamed Cali Xasan Aar (Aalto)
Gudoomiyaha Jaaliyada Jubbaland:Deeq Cusmaan Gurxan

Dr. Xuseen Hirad
Aqoonyahan Yaasiin Cali Gaas
Aqoonyahan Cumar Jaamac Dhagaweyne
Dr. Cabdi Nuur
Engineer: Axmed SalaanEngineer
Engineer: Haashim Xaaji Axmed

Odayaasha
Axmed Cali Bato
Caaqil Maxamud Cabdul Gureey(Bolo)
Cabdirisaaq Bulxan Cigaal
Siciid Abshir Ciye
Cabdirisaaq Ilfur (Dhalac)
Cabdirisaaq Kaabooy

Gabdhaha.

Fartuun Ilgiir

Muxumo Ciise

Xamdi Qodmadow

Jaaliyada Puntland iyo Jubaland ee Finland

About The Author