Daawo Video: Salaadiinta Bariga Hargaysa oo digniin baxshay & Xukuumadda Siilaanyo oo gashay Heshiiskii wareejinta Haamaha

85

19 Sep 2015 (Puntlandes) Salaadiinta Bariga Hargaysa ayaa u diray Xukuumadda Siilaanyo digniin kama dambays ah oo inay Xoriyadooda siiso Madax dhaqameedka ay Xukuumaddu xirtay.

Dhanka kale Xukuumadda Siilaanyo ayaa soo bandhigtay inay gashay Heshiiskii wareejinta Haamaha Shidaalka ee Berbera una digtay Salaadiinta iyo dadka ka horjeeda Fulinta Heshiiskaas.

Puntlandes.com

About The Author