DEG DEG: Dhimashada Xajka ee maanta oo gaartay 717 qof kadib isbuurasho

24 Sep 2015 (Puntlandes) War hada soo gaaray Warbaahnta Puntlandes ayaa sheegaya inay dhimashadu ay gaartay 717 qof iyadoo dad ku dhow 800 qofna ay ku dhaawacmeen, kadib  isbuurashadii maanta ee Xajka.

Dawladda Sacuudiga ayaa waxay hawl gelisay oo dadka caawinaya 4,000 shaqaale dadka caawiya iyo 220 Ambalaasyo iyo waloiba Gaadiid kale si ay u caawiyaan dadka ay waxyeeladu kasoo gaartay.

About The Author