Daawo Video: Somaliland oo qiratay inay Ciidamo fara badan u dirtay Degaanada lagu dagaalamay ee Qorilay & Maygaagle

24 Sep 2015 (Puntlandes)Xukuumadda Somaliland ayaa shaaca ka qaaday inay Ciidamo fara badan oo ay ku sheegaya 4 guuto oo aad u hubaysan ay u dirtay Degaanada ay ku dagaalamay Beelaha walaalaha ah ee Qorilay & Maygaagle.
88e

Mas’uuliyiin ka tirsan dawladda Puntland ayaa ku eedeeyey inay Colaada labada Beelood ay lug wayn ku leedahay Somaliland oo ka leh dano siyaasadeed. Somaliland way QIRATAY markan inay lug wayn ku leedahay Colaadaas.

Puntlandes.com

About The Author