Taliye kuxigeenkii Booliska DFS oo iscasilay, sabab..

1a1b

19 Nov 2026 (Puntland.com) Taliye kuxigeenkii Booliska ayaa iscasilay, waxuu ku sababeeyey, dhibka dalka ka taaggan.

“Aqoontii iyo Haybadii Qaran waxaa loo burburiyey qawsaaro adeeradood darajooyin kutaxeen iyagoon maalin u tagin xarun waxbarasho. Dalka Badbaado Qaran ayuu rabaa” Taliye kuxigeenkii Booliska Soomaaliya Jen Cabdalla Cabdalla ayaa ka tagay xilka, isagoo kubaaqay in dalka laga badbaadiyo madax la diyowday sida uu sheegay.

Cabdala Cabdala ayaa dhowr maalmood kahor sheegay in dalku uu wajahayo xaalad amni oo aad u daran.

About The Author