Muuqaal: MD Axmed Madoobe ”Xamar la is kuma aaminayo, talana la’iskuma tagayo, Waxa Xasan Sheekh la ordaayo wax soconaayo maahan”
Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed islaan (Axmed Madoobe) oo caddeeyey in aan Xamar la isku aami karin, isgoona ku sii daray in aysan soconayn Xasan Sheekh waxa uu laordaayo.
”Xamar la iskuma aaminayo, Waxa Xasan Sheekh la ordaayo wax soconaayo maahan”
“Waxaan u taagan nahay Soomaalinimo, danteena waxay ku jirtaa in aan dalkeena u tashanno, waxaan dhigayaa gogol Soomaaliyeed.” Madaxweyne Axmed Madoobe