Ciidanka Jabuuti oo khasaaro lagu gaarsiiyey Dagaal kooban oo ka dhacay Garoonka Diyaaraha Beledweyne,

1a1b2

19 Nov 2026 (Puntland.com) Ciidanka Jabuuti ayaa khaasare klasoo gaartay Dagaal kooban oo ka dhacay Garoonka Diyaaraha Beledweyne, iyadoo Gacan ku heynta Garoonka ay la wareegeen Ciidanka macawiislayda Beesha Xawaadle.

Qasaaraha Dhimashada Dagaalka Baladweyne ayaa lagusoo waramayaa in Xawaadlaha ay ka dhaawacmeen 4-Askari halka Jabuutiyaanka lasoo werinayo dhimashada Laba Askari iyo dhaawaca laba kale

Xasan Sheekh ayaa ku hawlanaa maanta inuu iyaaro ku daadgureeyo Ciidan waana sababta ay ciidamada Beesha Xawaadle u weerareen Garoonka.

About The Author