Dowladda Soomaaliya oo Wadatashi ugu yeertay Safiirka u fadhiya dalka Imaaraat-ka Carabta islamarkaana Safiirka Imaaraatka ee Soomaaliya ay dowladdu ku wargelisay inuu Wadatashi u aado dalkiisa

1a1a8

19 Nov 2026 (Puntland.com) Dowladda Soomaaliya ayaa Wadatashi ugu yeertay Safiirka u fadhiya dalka Imaaraat-ka Carabta islamarkaana Safiirka Imaaraat-ka ee Soomaaliya ay dowladdu ku wargelisay inuu Wadatashi u aado dalkiisa.

Tani ma ahan cayrin ama kala qaadashada safaaradaha labada dowladood, balse waa muujin uu maamulka Xasan Sheekh kumuujinayso sida ay uga xuntahay waxa socda.

Xasan Sheekh oo sidii hadaljeedintiisi ku sheegay doonaya inay Imaaraadku jeebadaha u furaan ayaa wadatashi ugu yeertay Safiirkiisuu ee ma jiri xiriir uu jaraymaadaama uu BEESO doonayo.

About The Author