Muuqaal: MD Xasan Sheekh oo afka furtay sheegayna hadii Soomaalida wax ku waydo heshiis la´aan inay mucaaradku mmas´uuliyadeeda leeyihiin!!!

1a1a5

21 Nov 2026 (Puntland.com) Madaxweynaha mudo xileedkiisu dhamaaday ee Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa afka furtay wuxuuna sheegay hadii Soomaalida wax ku waydo heshiis la´aan inay mucaaradku mmas´uuliyadeeda leeyihiin!!!

MD Xasan Sheekh “Xafiisyadii iyo Maqaamkii Dowladda ayaan joogaa waana ku marti-qaaday Siyaasiyiinta,Way diideen Guryahooda inaan ugu tagaan diyaar u ahay ee Soomaaliyeey Alle hortiisa idinkaan marqaati idinkaga dhiganaa wixii halaaba,Damiirkeygu iima ogolaanayo talada Soomaaliya inaan dibadda geeyo mana dhacayso”

About The Author