Madaxweyne Farmaajo oo soo dhoweeyey aqbalaadda Madaxweynaha Uganda ee inuu dhexdhexaadiye kanoqdo doorasho heshiis lagu yahay
24 Nov 2026 (Puntland.com) Madaxweynihii 9aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa soo dhoweeyey aqbalaadda Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni in uu booqasho ku yimaaddo Muqdisho.
Farmaajo ayaa tilmaamay muhiimadda ay dalka u leedahay in la helo wadahadallo dhab ah oo loo dhan yahay, kuna qotoma dastuurka iyo go’aanka Maxkamadda Sare ee ka dhanka ah muddo kororsiga sharci darrada ah ee Madaxweynaha.
