Daawo: Gudiga Qaban qaabada Mudaharaad looga soo Horjeedo Xasan Culusooow

0

Qabanqaabiyayaasha mudaharaad aad u baaxad wayn oo laaga soo horseeje Xasan Culusoow madaxa DFS Xamar ayaa uga baaqay waxgaradka Soomaaliyeed in ay ka soo qayb galaan mudaharaadkan lagu badbaadinayo shacabka Xamar.

 

Mudahaadkan wuxuu uga duwan yahay kuwii hore isagoo ah mid aad looga soo shaqeeyey mudana loo diyaar garoobayey. Waxaa dhicidoona labo mudaharaad oo sidan kale ah

1 Kan koowaad wuxuu dhacayaa maalinta Jimcaha 08-08-2014 shanta galabnimo ilaa iyo sagaalka habeenimo waxaana uu ka dhacayaa Hotel Minneapolis oo uu Culusoow degi doono

2- Kan labaad waxaa lagu hor mudaharaadayaa hoolka uu Culusoow taageerayaashiisa kula kulmayo. Hoolka oo ku yaala University of Minnesota

Hoos ka ka daawo gabanqaabayaasha mudaharaadka

Xafiiska wararka

Puntlandes.com

About The Author

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *