Culusoow iyo taageerayaashiisa ooy la tahay in ay kaligood samayn karaan Dowladihii xubnaha DFS

0

Sida ay faafiyeen qaar ka mid ah warbaahibta Xamar waxaa u qorshasan Xasan Culusooow in ay isaga iyo taageerayaashiisa sameeyaan dowladihii xubnaha ka noqon lahaa DFS.

Qorsha Culusoowna waa in uu Soomaaliya u sameeyo 7 dowladood ama 8 oo kala ah sidan hoose:

  1. Somalind: oo koobnaan doonto Gobolada Awdal, W/Galbeed iyo Togdheer
  2. SS land: oo ka koobnaan doonto Sool iyo Sanaag
  3. Puntland: oo ka koobnaan doonta Bari iyo Nugaal
  4. Gobolada dhexe: oo ka koobnaan doonta Mudiug iyo Galguduud
  5. Dowlada: Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe
  6. Koonfur Galbeed oo ka koobnaan doonta Shabeelaha Hoose, Bay iyo Bakool
  7. Jubaland o oka koobnaan doonta Jubbada Hoose, Jubbada Dhexe iyo Gedo
  8. Xamar (hadaan cid ka celisa uusan helin, oo yaa iska celin kara)

Waxaa indheergarad badan oo reer Puntland ah iswaydiinayaan haddii uusan Dr Gaas madaxweynaha Puntland ka hortagi karin ama uuba la ogyahay Culusoow sidee ayuu ku xukumi karaa Puntland ta Xasan Culusoow uu qorshaynayo in uu ka dhigo Bari iyo Nugaal? waa su,aal u baahan in uu reer Puntland uga jawaabo

 

Xafiiska Waraka

Puntlandes.com

About The Author

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *