Akhriso Muungaab oo waxqaad la’aan Xilkii laga qaaday

26 Okt 2015 (Puntlandes)  Madaxweynaha DFS  Xasan Sheekhayaa xil ka qaadis ku sameeyey Gudoomiyihii Gobolka Banaadir Muungaab iyadoo lagu eedeeyey waxqaad la’aan iyo ku takri fal awoodeed.
Wasaarada Arimaha Gudaha DFS ayaa si rasmi ah u shaacisay in xilka laga qaaday Gudoomiyihii Gobolka Banaadir ahaana Duqa Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab).

127ca

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdiho ayaa loo magacaabay Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale, oo ah Xulufada hoose ee madaxweyne Xasan Shiikh.

127c

About The Author