Dhagayso: Mas’uuliyiinta Xaafada Baraxley oo Colaad ku baaqaya kadib imaanshihii C/kariim & Qaybdiid

28 Okt 2015 (Puntlandes) Mid ka mida mas’uuliyiinta Xaafada Baraxleey ee koonfurta magaalada Gaalkacyo ayaa waxa uu Saxaafada mariyey hanjabaad iyo hadalo ka abuuraya Colaad dadka sida nabada ah u wada degan gobolka Mudug isagoo sheegaya inaysan jirin Qayb ka mida Gobolka Mudug oo ka tirsan Puntland ee ay iyagu ka taliyaan ayna leeyihiin Gobolka Mudug oo dhan.

128a

Tan iyo markay si wada jira u yimaadeen Xaafada Baraxleey ee koonfurta magaalada Gaalkacyo Cabdikariin Xuseen Guuleed iyo Dagaal Ooge Cabdiqaybdiid waxay ku hawlanaayeen abaabul dagaal iyagoo kala yimid Kooxda DAMUL JADIID ee ka talisa magaalada Xamar ee xarunta Gobolka Banaadir Hub iyo Saanad fara badan.

Halkan ka akhri-dhagayso maqaal ay horay warbaahinta Puntlandes uga qortay Cabdikariin & Cabdiqaybdiid

Dhagayso waxa uu mas’uulkan ay soo dirsadeen C/kariim & Qaybdiid ku hadlayo!!


Puntlandes.com

About The Author