Daawo Video: Wasiirkii labaad ee xukuuma Gaas oo hanjaba

0

Garowe (Pes): Wasiirka Wasaarada Degaanka iyo Duurjoogta Mudane Guuleed Saalax Barre ayaa isagoo dalka ku soo laabtay hanjabaad aad u baaxad wayn u jeediyey ciidamadii mudada gaabnayn la wareegay TV ga Puntland iyo wax uu ugu yeeray dad dano siyaasadeed wata.

509

Dadka danaha siyaasadeed wata ee uu Wasiirku u hanjabay waxaa fiicnaan lahayd in uu wasiirku cadeeyo kuwa ay yihiin.

Wasiirkani maaha Wasiirkii u horeeyey ee hanjabaad iyo meel ka dhac u gaysta muwaadiniin isku dayey in ay saxaan xukuuma Gaas ee Afka-nool iyo ciidamo gadooday.

Hada ka hor ayey ahayd markii Wasiirka Caafimaadka Puntland uu aflagaadeeyey dad dhan oo sharaf iyo qadarin mudan.  Aflagaadadaas oo uusan madaxweyne Gaas ka hadlin.

Hoos ka daawo Wasiir Guuleed

 

Xafiiska wararka

Puntlandes.com

About The Author

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *