Daawo Video: Xasan Culusoow oo caalamka la wareegaya in uu xukumo 25% dhulka Somalia iyo in ka badan 50% dadka Soomaaliya, Cajiib!

0

Xasan Culusoow ayaa hadaladiisa waxaa ka mid ah in uu ka bilaabay markuu xukunka imanayey meel eber ah. Isla markaasna wuxuu qirayaa in ay dowladiisu soo bilaabatay sanadku markuu ahaa 2000, bal adba!!

Waxaa kaloo wax lagu qoslo ah in uu xukumo, (Xamar), 25% dhulka Somalia iyo in ka badan 50% dadka Soomaaliya, Cajiib!

Waxaa la waydiiyey madaxweynaha Tiiceey oo in ku xiran dalka Belgem isagoo loo haysto Bucadbadeednimo, waxa uuna ku jawaabay in uu la xiriiray dowlada Belgem ayna aad uga shaqeeyeen sidii loo soo dayn lahaa Mr Tiiceey.

 

Halkan ka daawo Xasan Culusoow

 

Xafiiska wararka

Puntlandes.com

About The Author

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *