Sawiro: Mareykanka oo taageeri doona Jubaland & Madaxweynaha Jubaland oo la Kulmay wakiilka Mareykanka ee Somalia

5 Nov 2015 (Puntlandes) Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa magaalada Nairobi kula kulmay wakiilka dowlada Mareykanka u qaabilsan Somalia David H. Kaeupe.

Madaxweynaha iyo wakiilka ayaa ka wadahadlay arimaha amniga sidii Alshabaab looga saari lahaa goobaha ay kaga sugan yihiin Jubaland.Hoos ka dawo sawiradii kulankausa

usa1

usa2

usa3

usa4

usa5

usa6

usa7

usa8

usa9

About The Author