Wafdi Uu Hogaaminayo Raysul Wasaaraha DFS oo booqday Xeryaha Qaxootiga Ee Dhadhaab

 

6 Nov (Puntlandes) Wafdi balaadhan oo uu hogaaminayo Raysul wasaaraha DFS Cumar cabdirashhid Cali Sharmarke ayaa saaka gaadhay xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab.

Wafdigan ayaa waxaa kamid ah madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam, wasiirka qorshaynta Cabdiraxmaan Caynte, wasiirka difaaca Cabdiqaadir Sheekh cali Diini, wasiirka arimaha gudaha Cabdiraxmaan Odowaa iyo xubno kale.

About The Author