Dhagayso: Wasiirka Arimaha Gudaha Puntland ”Heshiiskii 30 july wuxuu ka yimid Axmed Diiriye”

0

Wasiirka Arimaha Gudaha Puntland iyo dowladda hoose ee Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa wuxuu ka hadlay soo dhaweyn loo sameeyey Xildhimaano ka yimid Xamar.

Axmed Karaash ayaa yiri isagoo ka hadlaya heshhis ku sheegii Vila Xamar ”Heshiiskii 30 july wuxuu ka soo maaxday Oday Xaad iyo Axmed diiriye” wuxuu kaloo intaa ku daray Wasiirku in ay ugu dambaynta tegidoonto waxa ay rabaan dadka Puntland

 

Hoos ka dhagayso Axmed Karaash

Xafiiska wararka
Puntlandes.com

About The Author

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *