Sawiro: Haweeney ka mid ah taageerayaasha Xasan Culusoow oo aflagaadeysay dadkii ku mudaharaadayey Xasan Culusoow

0

Dadweynaha Somaliyed ee ku nool gobolka Minnesota ee Mareykanka, ayaa ku hor banaanbaxay hotelka uu Madaxweyne Xasan Culusoow ka degan yahay halkaasi, ayaga oo ka cabanaya  dhibaatada uu ku hayo Somaliya iyo siduu ka yaalay dalkii loo igmaday.

Waxaa dadkii la yaabeen markii haweeney ka mid ah taageerayaasha Xasan Culusoow ay intay Polis gadaal ka martay ay aflagaadeysay dadkii Somaliyed ee ku mudaharaadayey Xasan Culusoow. Hoos ka daawo sawirka haweeneydaas oo far u taageysa mudaharaadayaasha.

516

Halkan hoose ka daawo qaar ka mid ah sawiradii mudaharaadayaasha

511

512

513

514

515

 

Xafiiska wararka

Puntlandes.com

About The Author

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *