Sawiro: Hambalyo Ardayda maanta ka Qalin jabiyey Convendish University ‪ee dalka Uganda

18 Nov 2015 (Puntlandes) Waxaa manta ka dhacday munaasibad qalin jabin jamacada Convendish University.ee dadka Uganda waxaa ka qalin jabiyey dhalinyaro badan oo ah Soomaali, waxaaa ka mid ahaaa ardayda qalin jabisay Cabdifatah Jama Sugulle oo u waramay Warbaahinta Puntlandes isagoo ay Faraxadi ka muuqato, ayaa sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay inuu maanta ka Qalin jabiyo Convendish University.

Dhanka kale waxaa Waalidiinii goob jooga ahaa a oo munaasibada ka hadlay ka mid ahaMaxamuud Gaalkacayo isagoo kula dardaarmay dhalinyarada ay ka faa’iidaystaan fursadan Waxbarasho oo ay dhamaysteen.

Dhamaan bahda Warbaahinta Puntlandes Waxay Hambalyo u dirayaan ardaydii ka Qakin jabiyey maanta oo ay taarikhdu ahayd 18/11/2015 Jaamacada ‪ Convendish University ee dalka Uganda.
1

2

3

4

5

6

7

8

9

10

11

12

13

14
Puntlandes.com

About The Author