Daawo Waraysigii Wasiir Odowaa oo dhamaystiran ee Deperani Show

20 Nov 2015 (Puntlandes) Barnaamijka ka baxa TV ga Somali Channel ee Deperani Show ayaa waxa Todobaadka uu wariye Jaamac Deperani ku waraystay Wasiirka Arimaha Gudaha DFS Odowaa, kaasoo wax laga waydiinayo Xaalada Siayaasadeed ee iminka ay Soomaaliya ku sugan tahay iyo Doorashooyinka 2016 ka la filayo inay ka dhacaan Soomaaliya.

156aa

Wasiir Odowaa oo ka tirsan Kooxda ka talisa Villa Somalia ee DAMUL JADIID, lehna awood xad dhaafa ayaa isagoo ku sugan Madaxtooyada Puntland waxa uu waxba kama jiraan ka dhigay 600 ee Puntland Wada tashiga ugu qabatay lixda magaalo oo ka tirsan Puntland. Odowaa ayaa sheegay 600 ee Puntland inay la mid yihiin 150 ka Cadaado, wuxuu kaloo intaas ku daray in wax uu ugu yeeray go’aan midaysan laga qaadan doono ugu dambaynta.

About The Author