DAAWO VIDEO: Prof Galayr ”waxaan u hambalyeynayaa doraad howshii ka dhacaday Cadaada iyo Bilcilka Xafiiska inoo ah”

0

Waxaa maantay, 13-08-2014, qudbadahooda ka jeediyey Saaxdheer,geed qurac ah hoostiis, musharaxiinta madaxtinimada Khaatumo oo ah Indhasheel iyo Galayr. Waxaa lagu wadaa in Baarlamaanka 32 da xubnoond ka kooban ku doortaan Prof Galayr oo in mudo ahba suxulduub ugu jiray in uu madaxweyne loogu wacqalo dabadeedna uu wadahadalo la galo Somaliland.

 

Galayr ayaa qubadiisii uu Quraca hoostiisa ka jeediyey waxaa uu ku bilabayaa  ”waxaan u hambalyeynayaa doraad hawshii ka dhacday

Cadaada iyo Bilcilka Xafiiska inoo ah” Wuxuu intaa sii raacshay isagoo kaftamaya ”ilaa shalay waa la ii hambalyeynayey……..waarba u kaadsha doorashadii ma dhamaane”

 

Prof ayaa digniinsiiyey Dowlada Xasan Culusoow isagoo yiri ”haddii ay na ictiraafi waayaan gabdheheenu calanka buluuga wadan mayaan”

Hoos Ka Daawo

Puntlandes.com

 

About The Author

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *