Dhagayso: Prof Galayr ”Duco iyo Habaar kala dooro”

0

Prof Galayr oo maanta Cadaada iyo Bilcilka Saaxdheer loogu doortay madaxweynaha Khaatumo ayaa waraysi uu siiyey BBC da ku sheegay in lagu qasbay oo uusan isagu rabin. Hadalka Galayr ayaa ku soo aadaya iyadoo la filayey in Prof ka  maahee aysan cid kale soo baxayn.

Waxaa taas cadayn u ah in ay sharaxnayeen Galayr iyo Indhosheel uuna Galayr wareegii koowaad ku qaaday 21 cod halka uu Indhosheel ka helay 9 cod.

Khuburada odorasa arimaha Somaliya ayaa mar sii horaysay odorasay in uu Galayr noqon doono madaxweynaha Khaatumo ka dibna uu wadahadal la furi doono Somaliland si ay u midoobaan Galayr iyo Somaliland

Halkan ka dhagayso Madaxweynaha Khaatumo Galayr


Xafiiska wararka
Puntlandes.com

About The Author

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *