Prof Galayr oo sidii la filayey noqday Madaxweyne doorashadii ka dhacday Cadaada iyo Bilcilka Saaxdheer

0

Waxaa kula tartamayey Galayr Indhosheel oo kaliya wuxuuna kaga adkaaday sidii la filayey wareega koowaad isagoo Galayr helay 21 cod halka uu Indhosheel helay 9.

Waxaa isna madaxweyne ku xigeen noqday Cabdul Maxamuud Haybe (Cagalule) oo helay 19 halka uu ninkii la tartamayey helay 12 cod.

Waxaa la filayaa in uu Prof Galayr wadahadalo u bilaaban doonaan isaga iyo Somaliland si ay u midoobaan.

 

Xafiiska wararka

Puntlandes.com 

About The Author

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *