Tacsi tiiraanyo leh Innaa lillaahi wa innaa ileyhi raajicuun

Waxaa maanta oo ay taariikhdu ahayd 24-12-2015 ku geeriyootay magaalada Gaalkacyo ee dalka Soomaaliya, Allaha u naxariistee Faarax Caynab.

154a

Waxaa tacsi diraya:

Cabdirisaaq Garwayne

Cabdisitaar Xasan Jaamac

Jaamac Dheere Cabdulaahi Shire Ciise

Mahdi Yuusuf Dhuux

Faysal Yuusuf Ciise Xaabsay

Bashiir Abshir Gaas

Cabdicasiis Axmed Gabalaax

C/Qafaar Shir Ereg

Saleebaan Bacalwaan

Mahad Bacalwaan

C/laahi Cabdi Sandiko

C/laahi wadaKhalaf

Eedo Faadumo Cali falaago

Eedo Maryan Caynshe

Istaahil Dhubad

 

waxay tacsi u dirayaan Qoyskii iyo Qaraabadii uu ka geeryooday Marxuumku.

Waxayna Allah uga baryayaan inuu Jannatul Fardowsa ka waraabiyo Qoyskii, eheladii,qaraabadii iyo asxaabtii uu ka tagtayna, uu samir iyo iimaan ka siiyo. Waxayna si gaar ah tacsi ugu dirayaan Hersi Caynab.

Amiin Amiin Yaa Rabbi.

 

About The Author