Dhegeyso: Wasiirka Duulista Hawada iyo Garoomada Puntland oo Ka Warbixiyey Mashruuca lagu Dhisayo Garoonka Diyaaradaha Garoowe

26 Dec 2015 (Puntlandes) Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha Garoonka Diyaaradaha ee Caasimada Puntland ee Garowe.
180c1

Munaasabada ballaaran oo lagu dhagax dhigay dhismaha Garoonka Garowe, ayaa waxaa goob joog ka ah Mas’uuliyiin ka tirsan Golayaasha dawlada,Siyaasiyiin xilal kaso qabtay Puntland,Isimo,Waxgarad iyo qayabaha kale ee bulshada.

Wasiirka duulista hawada iyo garoomada Puntland Xasan Xaaji Siciid ayaa sharaxaad ka bixiyey mashruuca lagu dhisayo garoonka diyaaradaha Magaalada Garoowe ee Caasimada Puntland.

Dhagayso Wasiir Xasan Xaaji Siciid


Puntlandes.com

About The Author