Dhagayso: Khudbadii uu Faroole ka jeediyey Dhagax dhigii Garoonka Garowe

26 Dec 2015 (Puntlandes) Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiraxmaan Shiikh Maxamed Maxamud Farole ayaa maanta ka hadlay dhagax dhigii Garoonka Garowe.

180c3

Farole ayaa u mahadceliyay waddanka Kwait iyo dhamaan cidii gacan ka gasytay in mashruucan la siiyo Puntland.

Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed ayaa xukuumadda Madaxweyne Gaas ku tilmaamay inay leedahay nasiib  maadama ay dhagax dhigayaan mashaariic ay keentay xukuumaddi hore.

Dhegeyso khudbadii Madaxweynahii hore Farole


Puntlandes.com

About The Author