Tacsi: Marxuum Bashiir Aadan Cilmi Geelle

Inaa Ilaahi wa inaa ilayhi Raajucuun waxaa Shalay oo taariikhdu tahay 25 ka Dec 2015 ku geeryootay Magaalada Xamar ee Dalka Soomaaliya Marxuum Bashiir Aadan Cilmi Geelle.

154a

 

Waxaa tacsi diraya:

Bashiir Abshir Gaas

Cabdirisaaq Garwayne

Cabdisitaar Xasan Jaamac

Mahdi Yuusuf Dhuux

Saleebaan Bacalwaan

Cabdicasiis Axmed Gabalaax

Mahad Bacalwaan

C/laahi Cabdi Sandiko

C/laahi wadaKhalaf

Deeq Sandoon

Caydiid Xasan Abshir Dhoore

C/xakiim Cali Faarax Xaange

C/Qafaar Shir Ereg

Eedo Faadumo Cali falaago

Eedo Maryan Caynshe

Istaahil Dhubad

Asiili C/risaaq

Roodo sandoon

Xaawo Qodmadow

Ifraax Tarafiko

Waxay tacsi u dirayaan dhamaan Reer Aadan Cilmi Geelle meel kasta oo ay kala joogaan dunida, waxay kaloo si gaar ah tacsi ugu dirayaan Marxuumka caruurtiisii iyo Xaasaskiisii, waxayna leeyihiin samir iyo iimaan Allaha idinka siiyo.

Waxayna Allah uga baryayaan in uu naxariistiisa siiyo, Kitaabkiisana Gacanta midig ka siiyo, Qabrigana u waasiciyo una nuuriyo, Janadii fardowsana hoy uga yeelo Aamiin, Aamiin, Aamiin, ALLAHAYOOW.

Amiin Amiin, Amiin

 

About The Author