Tacsi: Marxuum Jaamac Maxamuud Maxamed oo ku geeriyootay magaalada Odense ee dalka Denmark

Tacsi tiiraanyo leh: Innaa lillaahi wa innaa ileyhi raajicuun

154a

Waxaa xalay oo ay taariikhdu ahayd 31-12-2015 ku geeriyooday magaalada Odense ee dalka Denmark, Allaha u naxariistee Jaamac Maxamuud Maxamed. Geerida marxuumka waxaa lagu wargelinayaa dhammaan Ehelka iyo Asxaabtiisa.

SONY DSC

Waxaan,Anigoo ah Faarax Yaasiin Cismaan, tacsi gaar ah ugu  dirayaa caruurtiisa;

  • Maxamed Jaamac maxamuud
  • Axmed Jaamac Maxamuud
  • Hodan Jaamac Maxamuud
  • Maxamuud Jaamac Maxamuud
  • Cabdalla Jaamac Maxamuud
  • Yaasiin Jaamac Maxamuud
  • Cabdiraxmaan Jaamac Maxamuud

Waxaan Eebbe uga baryayaa inuu Jannatul Fardowsa ka waraabiyo, eheladii, qaraabadii iyo asxaabtii ay ka tagtayna, uu samir iyo iimaan ka siiyo.

Aamiin Yaa Rabbi.

Waxaa tacsidaan na soo gaarsiiyey

Faarax Yaasiin Cismaan

Odense – Denmark

About The Author