WAR DEG DEG: Shir looga soo horjeedo habka 4.5 oo iminka ka socda magaalada Gothenborg ee dalka Sweden

01 Jan 2016 (Puntlandes) Warbaahinta Puntlanlandes ayaa war iminka kusoo dhacay waxa uu sheegayaa inuu iminka ka socdo shir ballaaran oo looga soo horjeedo in Soomaalidu wax ku qaybsato Habka 4.5 Doorashada la filayo inay ka dhacdo Soomaaliya sanadkadkan.

Waxaa kasoo qayb galay qaybaha kala duwan ee Jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaaladaas iyo deegaanada ku dhaw dhaw, waxaana dhanka telefonka uga soo qayb galay madaxweynaha dawladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas.

Faahfaahin kala iyo sawiro kala soco Warbaahinta Puntlandes

image-83c21873522fa5692f31fedcc15ebd56ee4059a5a7981ba116d75e20e90b6b5b-V image-28e4785e96e912cf1244e5afcbba8b8e8597db0d0d2929ad67615dd81181ccea-V image-df53e3803992c3a105404f180766c865fb8d75dea8b51e671bd0e17ea71f9520-V0

About The Author