Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe oo u duulay Cadaado kuna sii jeeda Puntland

06 Jan 2016 (Puntlandes) Wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) ayaa saaka u duulay Degmada Cadaado oo xarun u ah  kmaamulka Galmudug.

184d

Madaxweyne Axmed Madoobeayaa waxa uu ka qayb geli doonaa Xaflada Furitaanka Garoonka Bosaso, iyadoo warar soo gaarayey dhowrkii maalmood u dambeeyey Warbaahinta Puntlandes ayaa sheegaya in laga yaabo inuu horay usoo raaco Cabdikariim Xuseen Guuleed oo ah madaxweynaha maamulka aan Dastuurka waafaqsanayn ee Galmudug isagoo ka qayb geli doona Furitaanka Garoonka Diyaaradaha Bosaso.

About The Author