Dhegeyso: Xildhibaanadii DFS ee KGS taageersanaa kuna sugnaa Xudur oo sheegay in Ciidanka Itoobiya gayn doono Barito Ceelbarde, Aato iyo Yeed

06 Jan 2016 (Puntlandes) Xildhibaanadii DFS ee taageersanaa maamulka KGS ee Shariif Xasan ee maalmahan ku sugnaa magaalada Xudur ee xarunta Gobolka Bakool ayaa sheegay inay u ruqaansanayaan dhanka Magaalada Ceelbarde, iyagoo cadeeyey inay Ciidama Itoobiya ay geyn doonaana Deegaankaas oo dadka degeni ay maamul ka dhisteen.

158ab

Warka kasoo yeeray Xildhibaanadan ayaa haddii uu rumoobo waxa uu sababi karaa Colaad halkaas ka dilaacda.

Dhagayso mid ka mida Xildhibaanada DFS ee xudur ku sugan


Puntlandes.com

About The Author