War Deg Deg Ah: Sawiro+Magacyada Labadii Nin ee Dilay Wariye Hindiya Xaaji Maxamed

Haayada Nabad sugida iyo sirdoonka soomaaliya ee Nisa ayaa soo bandhigtay sawirada iyo magacyada labadii nine e kadanbeeyay dilkii Wariye Hindiya Xaaji Maxamed oo katirsaneed Warbaahinta Qaranka Soomaaliya.
Gacan kuu dhiig layaasha ay haayada sirdoonku soo bandhigtay ayaa waxay magacyadoodu kala yihiin C/risaaq Maxamed Barrow oo loo yaqaanay (Macalin Maxamed) iyo Xasan Nuur Cali oo isna Shabaab dhaxdiisa looga yaqaanay (Sheekh Aweys).
Baaritaano qoto dheer iyo dabagal xoogan ayay haayada nadabsugidu ku guulaysatay in ay gacanta kusuu dhigto ragaan kadanbeeyay dilkii wariyaha warbaahinta qaranka, ugu danbayn waxaa lasoo taagi doonaa maxkamad asbuucyada soo socda waxaana lagu oogi doonaa xukunka Maxkamada

sawir 1sawir2

Puntlandes.com
Xafiiska wararka Muqdisho

About The Author