Dhagayso: Wafti ka socda QM iyo Dowlado kala duwan oo Garowe beri kusoo wajahan

8 Feb 2016 (Puntlandes) Waxaa maalinta berri ah ku soo wajahan Caasimada Puntland ee Garowe wafti heer caalami ah oo uu hoggaaminayo wakiilka Xoghayaha Guud ee QM u qaabilsan Soomaaliya Danjire Micheal Keating oo ay wehliyaan safiiro ka socda dawladaha daneeya arrimaha Soomaaliya.

197-2

U jeedada wufuudaaan ay u imaanayaan Puntland iyo cida ay la kulmayaan ayaan Radio Daljir ka waraysanay marwo caasho geele diiriye oo kamid ah ururada bulshada rayidka ah jaamac cabdiraxmaan axmed ayaa waraystay.


Puntlandes.com

About The Author