Dhagayso: Salaad Cali Jeelle ”Magaalada Baydhabo marka laga reebo dadka Soomaaliyeed dhamaantood way diideen 4.5”

14 Feb 2016 (Puntlandes)  Siyaasi Salaad Cali Jeelle ayaa sheegay in Habka Qabaliga ee 4.5 uu yahay mid ay ummadda Soomaaliyeed dhaamntten ay kasoo horjeedo marka laga reebo magaalada Baydhabo.

210-2

Salaad ayaa inaas kusii daray inaysan dani ugu jirin ummadda Soomaaliyeed laakiin uu ay wataan dad doonaya in lasoo doorto oo kaliya.

Salaad  ayaa yiri  ”dhammaan umadda Soomaaliyeed magaalada Baydhabo marka reebo dadka Soomaaliyeed dhamaantood way diideenay diideen 4.5”

Dhagayso Salaad Cali Jeelle


Puntlandes.com

About The Author