Daawo Video-Akhriso: Gudoomiyaha Barlamsnka Puntland oo magacaabay 4tii Xubnood ee Gudiga Doorashada Puntland

197-2

16 Feb 2016 (Puntlandes) Gudoomiyaha Barlamaanka Puntland oo magacaabey 4tii Xubnood ee Gudiga Doorashoda Puntland ka imaanaysay dhanka Baarlamaanka.

Gudiga Doorashada Puntland ayaa ka kooban 9 Xubnood iyadoo uu madaxweynaha Puntland soo magacaabayo 5 Xubnood halka uu Gudoomiyahana soo magacaabayo 4 Xubnood. Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa shalay magacaabay 5 Xubnood iyo Xoghayn, halkan ka akhri.

4ta Xubnood ayaa kala ah:

1dr Maxamud Siciid diraac
2 Eng Maxamed Axmrd Siciid
3 Axmed Xasan Bille
4 Eng Cabdirisaq Xuseen Gacayte

FB_IMG_1455612800004

About The Author