Sawiro: Ciidanka Bada Puntland oo soo Qabtay Jariiflayaal ka kaluumaysanayay Xeebaha Puntland

2 Maeso 2016 (Puntlandes) Ciidanka bada dowlada Puntland oo howlgal ay ka sameeyeen inta u dhaxaysa magaalada Bosaso iyo Qandala ayey gacanta kusoo dhigeen doonyo jariif ah kuwaasi oo samaynayay Kaluumaysi Sharci dara ah.

Taliyaha ciidamada bada Puntland C/risaaq Diiriye Faarax ayaa waxaa uu sheegey in doonayahaan ay gaarayaan shan doonyood oo laga leeyahay dalalka Yaman  waxanaa ay ku guda jireen kaluumaysi sharci daraa oo ay kawadeen inta u dhaxaysa boosaaso iyo qandala.

Kaluumaysata doonaysa inay xeebaha Puntland ka kaluumaystaan ayaa uu sheegay taliyaha inay soo maraan sifooyinka sharcigaa  oo aysan ku xad gudbin xeebaha Puntland doomaha uu soo qabtay ayaa uu sheegey in la horgayn doono sharciga.

 

IMG_2617IMG_2618IMG_2619IMG_2620IMG_2621IMG_2623IMG_2624IMG_2625IMG_2626 (1)IMG_2626IMG_2627IMG_2628IMG_2629IMG_2630IMG_2631IMG_2632IMG_2635

About The Author