Daawo Video: XagloToosiye “Cali Khaliif waa la yaqaanaa …..Colaada uu u yeeranayo haday dhacdana Fadala cadaantiisa waa la garanayaa”

13 Marso 2016 (Puntlandes) Wasiirka Caafimaadka Somaliland Saleebaan Ciise Axmed Kaar XagloToosiye ayaa ku eedeeyey Prof Cali Khaliif Galayr inuu Bulshada magaalada Buuhoodle dagaal geliyo uu ka carari doono waa sida uu hadalka u dhigaye.

213-7c

XagloToosiye ayaa yiri “Cali Khaliif waa la yaqaanaa …..Colaada uu u yeeranayo haday dhacdana Fadala cadaantiisa waa la garanayaa”

Mar uu u digayey reer Buuhoodle ayuu XagloToosiye wuuxuu yiri “Reer Buuhoodloow nimaan idiin Furi doona yuusan idiin rararin”

Waxaa xusid mudan inay Somaliland ay Culays Colaadeed oo aad u ballaaran soo dul keentay magaalada Buuhoodle taasoo ay shacabka ku noo magaaladaasi ay iska difaacayaan.

Dhagayso



Puntlandes.com

About The Author